Macluumaadka WAALIDKA Maxaa muhiim kuu ah iskaashigaan? Maxaad muhiimad siin kartaa samayntooda booqasho kasta, iyo inta lagu jiro waqtiga aad la joogto Parents as Teachers? Maxaad filaysaa in macalinkaaga waalidku samayn doonto? La hadal tababarahaaga waalidka. Si wadajir ah isla abuuro dhawr masuuliyadood oo aad isku waafiqi kartaan. Waajibaadka macalinka waalidka Anoo ah iskaashadahaaga waxaan: 1. Waajibaadka waalidka Anoo ah iskaashadahaaga waxaan: 1. Intaad ka doodaysaan qaababka aad ku abuurayso wada shaqaynta ugu fiican ee dhammaan, waxaad ka fakari kartaa inaad ka doodaan qaar kamid ah mawduucyadaan: > Waa maxay xogta aan isla wadaagi doono? 2. 2. > Sida loo mudaysto booqashooyinka, iyo muddada ay caadiyan sii jiri doonaan? > Waxa aan samayno haddaan u baahan nahay dib u mudayn? 3. 3. > Qofkee ka qaybgalaaya booqashooyinka? > Sida aan kusoo aruursan doono alaabaha shaqooyinkeena? > Maxaan samayn doonaa inta u dhaxaysa booqashooyinka? 4. 4. > Ka waran adeegsiga taleefanada gacanta ama taleefishinka inta lagu jiro booqashada? 5. 5. Manhaj Aasaasi ah Casharka, Qorshayaasha, iyo Agabyada | SO-4 © 2022, Parents as Teachers National Center, Inc. ParentsAsTeachers.orghttp://www.ParentsAsTeachers.org