© 2022, Parents as Teachers National Center, Inc. ParentsAsTeachers.org Dabeecada waalidnimada Waxa aan ka ogaaday cunugayga ... Taageerida Waxbarashada: Markaad iska yeel-yeel wada samaysaan, waxaad ka caawinaysaa cunugaaga kobcinta luuqada iyo inuu ku waajaho waxbarashada qiyaas iyo hal abuur. Waxa aan ka ogaaday naftayda ... Waxbarasho joogto ah Cunugaaga ayaa u arki kara in meesha aad wax gashato tahay meel lagu ciyaaro oo cajiib ah. Buudka, kabaha ciyaarta tayniska, kabaha cirbaha dheer - hadday jiraan kabo aadan dhib u arkin inuu ku ciyaaro, u sheeg kuwa yihiin oo dhig meel uu gaari karo. Gali kabaha kale ee gaarka ah meel kale. Manhaj Aasaasi ah Wada Hadalka Waalidka iyo Ilmaha - Bogga Nashaadada | SO-537http://www.ParentsAsTeachers.org