Macluumaadka WAALIDKA Reflecting on Parenting Support Ku muujinta Taageerada waalidnimada Waxaa jiro qaabab badan oo ku muujiso khibradaha kusoo maray oo aad uga fakarto tallaabooyinka xigga. U adeegso hal ama ka badan oo kamid ah fikradahaan si aad gadaal ugu raadraacdo aadna uga fakarto mustaqbalka. Baro waxyaabo cusub 1. Waan aqaanaa waxaan ka filan karo macallinkayga waalidka, naftayda, iyo cunugayga inta lagu jiro booqashada shaqsiga ah. Ma waafaqsani 1 2 3 Waan ogolahay 5 4 2. Waxaan aqaanaa sida loola socdo kobaca guud ee cunugayga (luuqada, fahanka, dareenka bulshanimada, iyo dhaqdhaqaaqa). Ma waafaqsani 1 2 3 Waan ogolahay 5 4 3. Waxaan baranayaa isdhexgalada dhiiri galinaaya kobaca cunugayga. Ma waafaqsani 1 2 3 Waan ogolahay 5 4 4. Waxaan bartay ka baaraan dagista kobaca cunugayga markaan gaaraayo go'aanadayda waalidnimada. Ma waafaqsani 1 2 Manhaj Aasaasi ah 3 Waan ogolahay 5 Casharka, Qorshayaasha, iyo Agabyada | SO-7 4 5. Waan aqaanaa khibradaha aan bixinaayo ay saamayn ku yeelan karaan maskaxda cunugayga. Ma waafaqsani 1 2 3 Waan ogolahay 5 MUUJINTA 4 6. Waxaan fahmayaa in mabaadii'da iyo caqiidooyinka qoyskayga ay saamayn ku leeyihiin waalidnimadayda. Ma waafaqsani 1 2 3 Waan ogolahay 5 4 Qorshee talaabooyinka xigga Waqti gali ka fakarida wixii kusoo maray. Miyaan kobac sameeyay ka waalid ahaan intaan wadajirnay waqtigaan? © 2022, Parents as Teachers National Center, Inc. ParentsAsTeachers.orghttp://www.ParentsAsTeachers.org